Marar badan waxaa la soo saaraa qiimaynta shaqsiyaadka Sportska aduunka ugu caansan waxaana ka mid ah ciyaartoyda kubbada cagta iyo kuwa ciyaaraha kala ee kala duwan iyada oo qiimayntan ay ku soo baxeen shaqsiyaaka sanadkan 2019 ugu caansan guud ahaan ciyaaraha kaladuwan ee caalamku.

Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Neymar ayaa dhamaantood ka soo muuqday liiska ESPN ee 20ka ciyaaryahan ee isboortiga caalamka ugu caansan sannadkan 2019.

Hilinka laga leeyahay Mareykanka ayaa seddex qiimeeyn sameeyay markii ay soo xulayeen liiska 20ka xiddig ee ugu caansan isboortiga sannadkan.

Sida ay sheegeen ESPN, liiska waxaa lagu saleeyay seddex qeybood oo kala ah, lacagaha xayaysiinta ay ciyaartoyda helaan, sida magacooda looga baaro internet iyo weliba inta taageerayaal ee ay baraha bulshada ku heystaan.

Lacagaha xayaysiinta ay ka heleen sannadkan 2019 waxaa soo uruurintooda iska kaashaday ESPN iyo majalada dhaqaalaha Forbes, halka sidoo kale ay soo uruuriyeen xogta inta jeer ee magacooda lagu raadiyay Google.

Halka taageerayaasha ay ku leeyihiin baraha bulshada laga soo qaatay akoonkooda ugu taageerayaasha badan.

20 – Novak Djokovic (Tennis)

19 – Mesut Ozil (Kubada cagta)

18 – Yuvraj Singh  (Cricket)

17- Serena Williams (Tennis)

16 – Antoine Griezmann (Kubada cagta)

15 – Khabib (MMA)

14 – Kylian Mbappe (Kubada cagta)

13 – MS Dhoni (Cricket)

12 – Paul Pogba (Kubada cagta)

11 – Kevin Durant (NBA)

10 – Tiger Woods (Golf)

9 – Stephen Curry (NBA)

8 – Rafael Nadal (Tennis)

7 – Virat Kohli (Cricket)

6- Roger Federer (Tennis)

5 – Conor McGregor (MMA)

4 – Neymar (Kubada cagta)

3 – Lionel Messi (Kubada cagta)

2 – LeBron James (NBA)

1 – Cristiano Ronaldo (Kubada cagta)

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR