
Soomaali Badaneey!! Bulshadii Wacneydeey Intaan Ba’ Iyo Hoog iyo Boqon Gooyo weyn dhicin Baaxaddiinu kala tegin Waddankeenan baadka leh Dhowr Baarti laga dhigin Waa Bilic Xorriyadduye Intaan Magacu Baab’in Intaan Balo Gudeysoo Biriqdiyo Gantaalaha Soo butaacineeysoo Buuraha ka Xoog badan Baarashuut Kusoo degin Gumeysiga Ballaaranoo Baqoolaha kusoo jira Bulshadoo Midowdiyo Haddaan Baaxad loo helin Ruuxna [...]
May 18 2013 | Posted in
WARARKA |
Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo Maanta ka qeyb galayay Munaasabad Xariga looga Jarayay Xarun waxbarasho oo dowladda Turkiga ay ka hirgalisay Deegaanka Jasiira ayaa hadal ka jeediyay Goobtaas, Waxana uu soo hadal qaaday arrimaha Jubbooyinka. Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa Xusay in dowladda Soomaaliya muddo 5 Bilood ah ay xoogga saartay in ay [...]
May 18 2013 | Posted in
WARARKA |
Read More »

Barre Aadan Shir Hiraalle oo kamid ah Shaqsiyaadka ku loolamaya Siyaasadda Kismaayo islamarkaana Shalay iclaamiyey in loo doortay Madaxweynenimada Jubbalada ayaa Xaflad waxa ay Taageerayaashiisu ugu qabteen mid kamid ah Hoteellada Kismaayo, Waxana halkaas Qudbado ka jeediyey Taageerayaasha Barre Hiiraalle, Iyadoo ugu dambeyntiina uu Barre Hiiraalle halkaas Qudbad ka jeediyey. HOOS KA DAAWO XAFLADDA UU [...]
May 17 2013 | Posted in
WARARKA |
Read More »

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta War qoraal ah oo uu soo saaray waxa uu ku sheegay in ay Dowladda Kenya uga digeen faragelinta qaawan ee ay ku hayaan Howlihii Siyaasadda ee Dowladda Soomaaliya uu xilka ka saarnaa, Waxana uu Wasiirku sheegay in ay si Adag ula hadleen Dowladda Kenya islamarkaana ay [...]
May 17 2013 | Posted in
WARARKA |
Read More »

Madaxweyne 3-aad oo sheegay in loo doortay Jubbaland ayaa maanta Warbaahinta lahadlay isagoo ku sugan Magaalada Kismaayo, Waxana uu sheegay in lagu doortay mid kamid ah Hoteellada Kismaayo. Xaflad ballaaran oo maanta ka dhacday mid kamida Hoteellada Kismaayo ayaa lagu caleema saaray Cumar Buraalle Axmed oo horay uga mid ahaa xildhibaannada Baarlamanka DF-ka ah ee [...]
May 16 2013 | Posted in
WARARKA |
Read More »

Munaasabad Ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Odayaal, Waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Ku Nool Magaalada Kismaayo oo lagu muujinayey Taageero ayaa ka dhacday Magaalada Kismaayo, Waxana Munaasabaddaas lagu taageeray Barre Hiiraalle oo shalay ku dhawaaqay in lagu doortay magaalada Kismaayo. Suldaanka Beelaha Digil iyo Mirifle ee Jubbooyinka Cali Mustaf Axmed, Guddoomiyaha dhaqanka Beelaha Hawiye [...]
May 16 2013 | Posted in
WARARKA |
Read More »

War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa lagu dhaleeceeyay wixii shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo, Iyadoo Qoraalkaas lagu sheegay in Waxa Kismaayo ka dhacay ay tahay Dembi iyo Xadgudub lagu Xadgudbay Dastuurka Soomaaliya, Dowladda Soomaaliyana aysan wax Shaqo ah ku lahayn. Warsaxaafadeedka kasoo baxay Xafiiska Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa sidan u qornaa:- Iyadoo Ia [...]
May 16 2013 | Posted in
WARARKA |
Read More »

Axmed Madoobe oo shalay ku dhawaaqay inuu yahay Madaxweynaha Jubbaland ayaa Maanta eedeyn dusha uga tuuray Dowladda Soomaaliya, Isagoo ku eedeeyay in ay Dowladdu Colaad ka hurineyso magaalada Kismaayo, Waxana uu Axmed Madoobe ku dooday in Barre Hiiraalle ay soo dirtay Dowladda Soomaaliya loona soo diray in uu Dagaal ka rido magaalada Kismaayo. Axmed Madoobe [...]
May 16 2013 | Posted in
WARARKA |
Read More »

Siyaasiyiin kasoo jeeda Gobollada Puntland ayaa si Kal iyo Laab ah usoo dhaweeyay Dhawaaqa uu Axmed Madoobe shalay ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Jubbaland, Iyagoo sheegay in ay Hiil iyo Hooba la garabtaagan yihiin Walaalkood Axmed Madoobe, Waxana ay Siyaasiyiintaasi Cambaareyn dusha uga tuureen Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay Mudane Xassan Sheekh Maxamuud Iyogoo [...]
May 16 2013 | Posted in
WARARKA |
Read More »

Saacado kadib markii Ciidamada Kenya iyo Taageerayaashooda Kaambooniyiinta ay ku dhawaaqeen in uu Axmed Madoobe yahay Madaxweynaha Jubbaland State, Ayaa Waxa magaalada Kismaayo Geeskeeda kale isna kaga dhawaaqay in uu Madaxweynaha Jubbaland State yahay Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraalle), Waxana uu sheegay in ay doorteen Ergo 500 kor u dhaafeysa oo Dadka Deegaanka Deggan [...]
May 15 2013 | Posted in
WARARKA |
Read More »