KITAABKA BARASHADA SALAADDA (QEYBTII 10AAD) (W/Q:-FIRDOWSA C/QAADIR CABDI).

Book

Xilliga qofku salaadda ka baxo, waxay ka mid tahay xilliyada ducooyinka la aqbalo, waxaana wanaagsan in qofka muslimka ahi uu ducaysto oo Allihiisa baryo intuusan ka kicin meesha uu ku tukaday, taasoo ah sunno aan uga dayanayno nabigeennii suubbanaa csw, hadaba, waxaa jira ducooyin fara badan oo nabigu ku ducaysan jiray marka uu salaadda ka [...]

KITAABKA BARASHADA SALAADDA (QEYBTII 9AAD) (W/Q:-FIRDOWSA C/QAADIR CABDI).

Book

Muqdisho, Axad 19 Dec 2010, (Hillaac.Net) QAABKA SALAADDA LOO TUKADO Marka uu qofku soo dhammaystiro dhammaan shuruudihii salaadda, uuna soo qaato dahaaro kaamil ah wuxuu qaabbilayaa qiblada isagoo niyaddiisana kusoo xaadirinaya salaadda uu tukanayo nooceeda, rakcadaheeda iwm, ka dibna gacmihiisa ayuu kor u qaadayaa ilaa uu la simo garbihiisa ama dhagihiisa fiiddooda, markaas ayuu ku dhawaaqayaa kalimadda [...]

KITAABKA BARASHADA SALAADDA (QEYBTII 8AAD) (W/Q:-FIRDOWSA C/QAADIR CABDI).

Book

  Muqdisho, Axad 05 Nov 2010, (Hillaac.Net)   WAAJIBAADKA SALAADDA Waajibaadka Salaaddu waxay isugu jiraan waxyaabo afka laga akhrinayo iyo ficillo xubnaha laga qabanayo salaadda dhexdeeda, kuwaasoo haddii ruuxa tukanayaa uu ulakac uga tago ay salaaddiisu burayso; haddiise uu ka tago isaga oo hilmaansan wuxuu ku kabayaa sujuudda loo yaqaanno sujuuddu sahwi (sujuudda hilmaanka), salaaddiisiina waa ansax insha Allah. [...]

KITAABKA BARASHADA SALAADDA (QEYBTII 7AAD) (W/Q:-FIRDOWSA C/QAADIR CABDI).

Book

Muqdisho, Khamiis 25 Nov 2010, (Hillaac.Net) TIIRARKA SALAADDA Salaaddu waxay leedahay tiirar ay ku taagan tahay oo haddii mid ka mid ah la waayo ay salaaddii dumayso ama burayso, taas oo macnaheedu yahay qofka tukanayaa haddii uu ka tago mid ka mid ah tiirarkaas si ula kac ah amaba uu hilmaamo salaaddiisu way buraysaa; tiirarkaas oo tiradoodu tahay 14 [...]

KITAABKA BARASHADA SALAADDA (QEYBTII 6AAD) (W/Q:-FIRDOWSA C/QAADIR CABDI).

Book

Muqdisho, Axad 07 Nov 2010, (Hillaac.Net) SHURUUDAHA SALAADDA Salaaddu waxay leedahay 9 shuruudood oo la rabo in la buuxiyo ka hor inta aan la tukan, shuruudahaas oo la’aantood aan salaaddu ansaxeyn; waxayna kala yihiin: 1)  Islaamnimo Ruuxa tukanayaa waxaa shardi ah inuu yahay muslim, halkaasna waxaa ku baxaya oon salaaddiisa la aqbaleyn gaalka waayo xeradii muslimnimadaba kuma jiro! 2)  [...]

KITAABKA BARASHADA SALAADDA (QEYBTII 5AAD) (W/Q:-FIRDOWSA C/QAADIR CABDI).

Book

Muqdisho, Talaado 02 Nov 2010, (Hillaac.Net) BOORAYSIGA (GABBAGABBAYSIGA) Booraysi ama gabbagabbaysigu waa in lagu dahaaro qaato ciid (carro), baddalkii biyaha, (xadath weyn iyo xadath yarba) Allah wuxuu qur’aankiisa nagu faray:  وإن كنتم مرضى أو على سفر أو جاء أحد منكم من الغائط أو لامستم النساء فلم تجدوا ماء فتيمموا صعيدا طيبا فامسحوا بوجوهكم وأيديكم منه (… Haddii aad biyo [...]

KITAABKA BARASHADA SALAADDA (QEYBTII 4AAD) (W/Q:-FIRDOWSA C/QAADIR CABDI).

Book

Muqdisho, Talaado 26 Okt 2010, (Hillaac.Net) WEYSADA Weysadu sharci ahaan waa in lagu dhaqo biyo daahir ah xubnaha weysada oo kala ah wajiga, gacmaha, madaxa iyo lugaha; waana qayb ka mid ah dahaara qaadashada, waayo waxaa laga dahaara qaadanayaa xadathka yar, waana shardi ka mid ah shuruudaha salaadda oo ruux aan weyso qabin salaadi kama ansaxayso. Allah [...]

KITAABKA BARASHADA SALAADDA (QEYBTII 3AAD) (W/Q:-FIRDOWSA C/QAADIR CABDI).

Book

Muqdisho, Talaado 12 Okt 2010, (Hillaac.Net) DAHAARADA:- Dahaaradu waa mowduuc aad uguda weyn, laakiin halkan waxaan ku gaabsanaynaa oo qura qaybta salaadda xiriirka tooska ah la leh. Macnaha dahaaradu waa is nadiifin iyo is hufid, xagga sharcigana waxay u qaybsantaa 2 qaybood oo kala ah dahaaro macnawi ah iyo mid xissi ah (mid qalbiga ah iyo mid [...]

KITAABKA BARASHADA SALAADDA (QEYBTII 2AAD) (W/Q:-FIRDOWSA C/QAADIR CABDI).

Book

Muqdisho, Sabti 02 Okt 2010, (Hillaac.Net) XAALKA QOFKA SALAADDA KA TAGA Qofka salaadda ka taga ee aan tukan, isaga oo inkirsan amaba diiddan in wax salaad la yiraahdo ay jirto Muslim ma aha diinta islaamkana bannaanka ayuu ka yahay sida ay muslimiintu isku raacsan yihiin, wax muran ahna kama jiro arrinkaas. Haddii ruuxu salaaddii uu [...]

KITAABKA BARASHADA SALAADDA (QEYBTII 1AAD) (W/Q:-FIRDOWSA C/QAADIR CABDI).

Book

Muqdisho, Arboco 29 September 2010, (Hillaac.Net) HORDHAC Mahad dhammaanteed waxay u sugnaatay Allihii na abuuray oo hadana qalinka abuuray insaankana ku hanuuniyay inuu wax qoro, nabadgalyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaato nabigeennii Muxammed bin Cabdillaahi, ehelkiisii, asaxaabtiisii iyo intii iimaanka ku raacdayba. Aamiin. Intaas ka dib, kadib markii aan darsay ahmiyadda weyn ee ay salaaddu leedahay iyo booska weyn [...]

Photo Gallery

Xuquuqda Webka waxay u dhowrantahay Webmasterka (Mr Cirday) Design and Copyright © 2006 By Cirday