THE BEST INDEPENDENT RELIABLE SOMALI NEWS WEBSITE » WARARKA

Dagaallo laga baqayo in Saacadaha soo socda ay ka qarxaan Magaalada Kismaayo kadib markii Dhinacyadii iska soo horjeeday ay Ciidamo iska soo horjeeda soo dhoobeen Dariiqyada Magaalada
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/Hoose ayaa laga baqdin qabaa in Saacadaha soo socda ay ka qarxaan Dagaallo lagu hoobto, Kadib markii Dhinacyadii isaga soo horjeeday Magaaladaas islamarkaana kala sheegtay in ay yihiin Madaxweynaha Jubbaland ay Qolo waliba Dhankeeda kasoo dhoobtay Magaalada maleeshiyaadkii kala taabacsanaa, Waxana Magaalada ka billowday in lakala xirto Waddooyinkii Istiraatiijiga ahaa ee Magaaladaas ku yiillay.

Axmed Madoobe Hoggaamiyaha Kaambooniyiinta ayaa Isagu dhinaciisa waxa uu sheegay Maanta in Madaxweyne aan Isaga ahayn uusan ka jirin Magaalada Kismaayo, Islamarkaana uusan magaalada kula sugnaan doonin Nin Madaxweyne Sheeganaya, Waxana Axmed Madoobe uu Maleeshiyaadkiisa Amar ku siiyay sida la sheegay in ay Weerar ku qadaan Madaxweynayaasha kale ee Magaalada Kismaayo Dhinacyadeeda kale jooga.

Axmed Madoobe ayaa Sidookale waxa la sheegayaa in uu Qorsheynayo in uu u dhoofo Magaalada Nairobi ee Waddankaasi Kenya marka ay Rasaastu Magaalada ka Billaabato, Si Haddii Dhankiisa lasoo jebiyo uu uga badbaado Waxyeellada Dagaalkaas, Waxana Haatan Dhanka Maleeshiyaadka Axmed Madoobe laga soo sheegayaa in ay xirteen Gebi’ahaanba Waddooyinkii galayey Airaboorka Dekedda, Iyo Dhammaan Waddooyinkii kale ee ku dhowaa Xarumaha ay magaalada ku leeyihiin.

Dhanka kale Barre Hiiraalle oo isaguna ah Ninka ugu tunka weyn Madaxweynayaasha ay is hayaan Axmed Madoobe ayaa Aagagga uu ka joogo Magaalada Kismaayo waxa laga dareemayaa Diyaargaroow aad u weyn oo ay Maleeshiyaadkiisu sameynayaan, Waxana Sargaal ka tirsan Hoggaamiyayaasha Ciidamada Barre Hiiraalle uu Warbaahinta u sheegay in Maleeshiyaadka Axmed Madoobe aysan iyaga Xaggooda wax Baqdin ah ka qabin oo ay garanayaan sida loo eryado, Balse ay aad ugu diyaargaroobayaan Dagaal ay la galaan Ciidamada Kenya oo gadaal kaga Rakiban Maleeshiyaadka Axmed Madoobe, Waxana Sargaalkaasi uu Taageero ka codsaday Shacabka Deegaanka iyo Ciidamada kale ee magaalada Kismaayo ku sugan.

Arrintu sikastaba ha’ahaatee Waxa la filayaa in Saacadaha soo socda ay Magaalada Ksimaayo foolato Dagaalkii ay rimaneyd Muddaba, Waxana laga dhursugayaa Dhinaca ay magaalada u dhacdo iyo Cidda ku xoogroonaata.

Hoobiyayaal xalay lagu garaacay Madaxtooyada Soomaaliya
Xalay Saqdii dhexe ayaa tiro Hoobiyayaal ah waxa lagu weeraray Madaxtooyada Soomaaliya, Iyadoo sidookalena Hoobiyayaal lagu riday Xarunta Gobolka Banaadir Iyo Xabsiga Dhexe.

Saakay markii Waagu baryey ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxa ay Howlgallo ka billaabeen Degmooyinka ku xeeran Madaxtooyada iyo weliba Waddooyinka Muqdisho, Waxana ay Baaritaan ka billaabeen Goobahaas.

Madaafiicda Hoobiyeyaasha ah ee xalay lagu weeraray Madaxtooyada ayaan la’ogeyn cidda ka dambeysa, Iyadoo Dabcan aysan ahayn markii ugu horreysay ee Madaxtooyada lagu rido Hoobiyayaal, Waxana dhowrkii goor ee hore sheegtay Mas’uuliyadda Hoobiyayaashaas Kooxda Alshabaab.

Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo Igad iyo Axmed Madoobe oo ka dhacay Kismaayo, Iyo Wafdigii Igad ka socday oo Kismaayo kula kulmay qaar kamid ah Madaxweynayaashii Ismagacaabay
Bannanbax aad u Ballaaran oo ay ka qeybqaadanayeen Dad aad u farabadan oo ka soo horjeeday Dowladda Kenya iyo Kooxda Raaskaambooni ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa wuxuu ka dhacay magaalada Kismaayo, Waxana Bannaanbaxa ka qeybqaadanayey qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Kismaayo.

Dibad Baxayaasha ayaa waxa ay siteen Boorar ay ku Xardhanaayeen Ereyo ay ka mid yihiin “ Dooni Meyno Doollar qaate , Dooni meyno dagaal Ooge” iyo Ereyo kale oo ka dhan ah Urur Goboleedka IGAD, Dowladda Kenya iyo Hoggaamiyaha Raaskaambooni Axmed Max’ed Islaam ( Axmed Madoobe).

Bannaan-Baxayaasha ayaa waxa ay socod dheer ku soo Mareen Waddooyinka waaweyn ee Magaalada Kismaayo iyagoo Ugu dambeyntiina  isugu soo xoomay Hoteel ay ku sugnaayeen Ergada ka socotay Urur Goboleedka IGAD ee Kismaayo soo gaartay Shalay.

Wafdiga Igad ka socda ee Kismaayo ku sugan ayaa Maanta la kulmay Qaar kamid ah Madaxweynayaashii Jubbaland ee ismagacaabay, Iyagoo Shalayna si Qaas ah ula kulmay Axmed Madoobe oo kamid ah Madaxweynayaashaas sheegtay in loo doortay Magaalada Kismaayo, Waxana Madaxweynayaasha kale ee Kismaayo ku sugan ay ku Canaanteen Ergada Igad ee ay Maanta la shireen in aysan Dhexdhexaad ka ahayn Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Jubbooyinka, waxana ay ku eedeeyeen in ay la safan yihiin Kooxda Axmed Madoobe.

IGAD oo lagu eedeeyay in Arrimaha Kismaayo aysan Dhexdhexaad ka’ahayn!!
Kooxda IGAD ee ay Hoggaanka u hayaan Itoobiya iyo Kenya ayaa lagu eedeeyay in aanay dhex dhexaad ka aheyn xaaladaha ka jira magaalada Kismaayo, kadib markii ay shalay wafdi ka socday IGAD oo Muqdisho kasoo duulay kula kulmeen Kismaayo Kooxda Axmed Madoobe ee Kaambooniyiinta, Iyagoo gebi’ahanba Inkiray Kooxaha kale ee Kismaayo ku sugan ee iyaguna ku doodaya in Madaxtinnimada Kismaayo loo doortay.

Nabaddoon Xassan Macallin Gaabow oo ka mid ah Nabaddoonnada Kismaayo ku sugan ayaa ku eedeeyay wafdigii shalay tagay Kismaayo ee IGAD ka socday inuu hoggaaminayey Nin ay Axmed Madoobe isku Beel yihiin, Sidaadarteedna uu Beel ahaan ula shiray Ina’adeerkiis Axmed Madoobe Isagoo adeegsanaya magaca Urur-Goboleedka Igad.

Wafdiga Igad ee uu hoggaaminayay Xoghayaha guud ee IGAD Maxbuub Macallin ayaa la sheegay in ay Guubaabiyeen Kooxda Axmed Madoobe Warbixinna waxay ka dhageysteen Ciidamada Kenya ee la safan Kooxda Axmed Madoobe, Iyagoo gebi’ahaanba quursaday Kooxaha kale ee iyana kasoo horjeeda Ciidamada Kenya iyo Kaambooniyiinta Axmed Madoobe.

Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa aad u cakiran, Waxana muuqata in Dagaal Miciyaha la’isku afeysanayo, Iyadoo Dowladda Soomaaliyana ay ka badin weysay in ay dhaleeceyso Waxa Kismaayo ka socda.

Daawo Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Hees Jaceyl ah qaadaya Live Music ahna loo tumayo
Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Muddooyinkanba ku dhex wareersanaa Siyaasadda Soomaalida ee ka dhammaan weyday Is-Mucaaradka iyo is dhaleeceynta, Ayaa Haatan waxa uu u jaleecay Dhinaca Heesha si uu uga nasto Wareerka Siyaasadda Soomaalida, Waxana uu halkan ka qaadaya Hees Jaceyl ah oo kaban Qurux badan loo tumayo inkastoo Profesarka ay aad ugu adkaatay Jiiditaanka Heeska uu doortay in uu qaado.

HOOS KA DAAWO HEESKA PROF AXMED ISMAACIIL SAMATAR.

(Daawo) Waxaad Maanta Bi’isaan Berri ha’u Shallaayina!! (Gabay Xiiso Badan)
Soomaali Badaneey!!

Bulshadii Wacneydeey

Intaan Ba’ Iyo Hoog iyo

Boqon Gooyo weyn dhicin

Baaxaddiinu kala tegin

Waddankeenan baadka leh

Dhowr Baarti laga dhigin

Waa Bilic Xorriyadduye

Intaan Magacu Baab’in

Intaan Balo Gudeysoo

Biriqdiyo Gantaalaha

Soo butaacineeysoo

Buuraha ka Xoog badan

Baarashuut Kusoo degin

Gumeysiga Ballaaranoo

Baqoolaha kusoo jira

Bulshadoo Midowdiyo

Haddaan Baaxad loo helin

Ruuxna kama Baxsanayee

Idinkoo Brigade iyo

Barafasooro Miiran ah

Inteydaan Bisado Noqon

Intaan Baduhu kala go’in

Berrigana Lakala jarin

Soohdin Soohdin nala badin???

HOOS KA DAAWO GABAYGAN XIISAHA BADAN EE UU TIRIYEY ABWAANKA CAANKA AH SUGAAL CABDULLE (KOLLEEY DHEGAHA LAABTA U DULEELA AYUUN BAA MAQLEE)

Madaxweyne Xassan Sheekh “Jubbooyinka wixii Dowladdu ka digeysay baa kasoo baxay, Balse waxaan idiin sheegayaa in Kuwa Xoogga wax ku doonaya ee Colaadda hurinaya lagula xisaabtamayo Gaboodfalka ka dhaca Kismaayo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo Maanta ka qeyb galayay Munaasabad Xariga looga Jarayay Xarun waxbarasho oo dowladda Turkiga ay ka hirgalisay Deegaanka Jasiira ayaa hadal ka jeediyay Goobtaas, Waxana uu soo hadal qaaday arrimaha Jubbooyinka.

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa Xusay in dowladda Soomaaliya muddo 5 Bilood ah ay xoogga saartay in ay Xalliso Qilaafaadka ka taagan Jubbooyinka Balse Nasiibdarro Dadaalkii ay Dowladdu ku bixineysay Dejinta Xaaladda Jubbooyinka Dadka qaar ayaa ka madax-adeygay Buu yiri Madaxweynuhu, Waxana uu Madaxweynuhu Carrabka ku dhuftay in dowladda Soomaaliya wixii ay ka digeysay ay haatan halkaas kasoo baxeen.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Dadkii ku doodayey Dadka Jubbooyinka ayaan Matalnaa ee Gooni wax u doonayey Dadka kalena dhinac u riixayey, Ay haatan Guuldarreysteen, Islamarkaana xilligan ay Mareyso is qab-qabsi iyo Muran Haddii aan laga gaarin Dagaal dhalin kara.

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa Cod dheer ugu baaqay Shacabka ku Nool Gobollada Jubbooyinka, Isagoo ku waaniyey in ay ka fogaadaan wax kasta oo hurin kara Colaad ka dhex abuuranta Bulshada iyo Shacabka ku Nool Jubbooyinka.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn ku baaqay in arrinta Jubbooyinka loo daayo shacabka iyo qeybaha Bulshada Gobolladaas si ay xal uga Gaaraan Aayahooda, Dadka Iyagu jajuubka iyo xoogga wax ku doonaya ayuu sidoo kale Madaxweynuhu ugu gooddiyey in Gaboodfallada ka dhasha Colaadda ay hurinayaan laguka xisaabtami doono.

(Daawo Video) Mid kamid ah Madaxweynayaasha Shalay iclaamiyey in Jubbaland loo doortay (Barre Hiiralle) oo lagu shubay Caanihii Madaxweynenimada Jubbaland
Barre Aadan Shir Hiraalle oo kamid ah Shaqsiyaadka ku loolamaya Siyaasadda Kismaayo islamarkaana Shalay iclaamiyey in loo doortay Madaxweynenimada Jubbalada ayaa Xaflad waxa ay Taageerayaashiisu ugu qabteen mid kamid ah Hoteellada Kismaayo, Waxana halkaas Qudbado ka jeediyey Taageerayaasha Barre Hiiraalle, Iyadoo ugu dambeyntiina uu Barre Hiiraalle halkaas Qudbad ka jeediyey.

HOOS KA DAAWO XAFLADDA UU BARRE HIIRAALLE KU DHIGTAY KISMAAYO.

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay Dowladda Kenya kuwargelisay in ay faraha kala baxdo Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya, Iyo Wafdigii Dowladda ka socday ee Kismaayo joogay oo Muqdisho looga yeeray!!
Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta War qoraal ah oo uu soo saaray waxa uu ku sheegay in ay Dowladda Kenya uga digeen faragelinta qaawan ee ay ku hayaan Howlihii Siyaasadda ee Dowladda Soomaaliya uu xilka ka saarnaa, Waxana uu Wasiirku sheegay in ay si Adag ula hadleen Dowladda Kenya islamarkaana ay haatan ka wardhowrayaan Ficilka xiga ee ay Kenya qaadato kadib markii Dowladda Soomaaliya ay Runta u sheegtay, Buu yiri Wasiirku.

Wasiir C/Kariin ayaa dhanka kale Koox Qabiil oo Hubeysan ku tilmaamay Kooxda Axmed Madoobe ee dooneysa in ay Afduubka ku qabsadaan Masiirka Dadka Jubbooyinka, Waxana uu Wasiirku sheegay in aysan marnaba suuroobeynin in Jabhad Qabiil ay xoog ku qabsato Gobol kamid ah Gobollada Dalka, Xilligii Hoggaame-Beeleedyadana laga soo gudbay.

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in wafdigii ay u direen Kismaayo ay haatan Amar ku siiyeen in ay magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtaan, Waxana uu Wasiirku sheegay in Wafdigan oo isugu jira Labada Gole aysan ahayn howshoodu in ay la shiraan ama Wadahadallo la qaataan Kooxaha Kismaayo isku haya balse ay Howshoodu tahay kaliya in ay usoo kuurgalaan Waxa Kismaayo ka socda dabadeedna ay Dowladda kusoo warceliyaan.

Hadalkan kasoo yeeray Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Soomaaliya oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Twitterka ayaa noqonaya Hadalkii ugu kululaa ee ay Dowladda Soomaaliya u jeediso Kenya tan iyo intii ay Ciidamada Kenya soo galeen Soomaaliya oo ay faragelinta Siyaasadeed ka wadeen Dalka Soomaaliya, Waxana uu Hadalkani kusoo aadayaa Xilli magaalada Kismaayo Maanta looga dhawaaqay Madaxweynihii 4aad.

Madaxweyne Saddexaad oo ay yeelatay Kismaayo!!
Madaxweyne 3-aad oo sheegay in loo doortay Jubbaland ayaa maanta Warbaahinta lahadlay isagoo ku sugan Magaalada Kismaayo, Waxana uu sheegay in lagu doortay mid kamid ah Hoteellada Kismaayo.

Xaflad ballaaran oo maanta ka dhacday mid kamida Hoteellada Kismaayo ayaa lagu caleema saaray Cumar Buraalle Axmed oo horay uga mid ahaa xildhibaannada Baarlamanka DF-ka ah ee Soomaaliya.

Mr Buraalle oo warbaahinta lahadlayay ayaa sheegay in Axmed Madoobe uusan meteli karin Shacabka Jubbooyinka islamarkaana uu yahay Dambiile in lasoo qabto mudan oo Shacabka Jubbooyinka ku gumaaday Ciidamada Kenya.

Hogaamiyahan 3-aad ee Jubbaland ayaa balan qaaday in uu wax ka qaban doono arrimaha Ammaanka iyo horumarka bulshada.

Iyadoo Intabadan degmooyinka Jubbooyinka ay Maamulaan Xarakada Alshabaab ayaa magaalada Kismaayo waxa haatan kuwada sugan 3 Madaxweyne oo midba kan kale uusan Arki karin, Halka Ciidamada Kenyana ay haatan ku sugan yihiin Gacan ku gambad inkastoo ay la safan yihiin Axmed Madoobe Balse aysan haatan waxba u qaban karin.