Ra’isulwasaare Gaas oo Maanta shaaciyey in uu ka mid noqday Musharrixiinta u taagan in ay qabtaan Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya.

Gaas

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku dhawaaqaya inuu yahay musharrax u taagan xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya, taasoo haatan ka dhigeysa in dhammaan Saddexda Mas’uul ee ugu sarreysa DKMGka ah ay haatan u wada taagan yihiin in ay noqdaan Madaxweyne, Sidookale Gaas ayaa wuxuu xalay casho-sharaf u sameeyay odayaasha dhaqanka ee ku howlan soo xulidda [...]

Yuusuf Garaad oo shaaciyey in uu Shaqdii BBCda ka tagay, Siyaasadda Soomaaliyana uu ka qeybgalayo.

yusufgaraad

Yusuf Garaad oo ah saxafi caan ka ah BBC-da ayaa xalay ku dhawaaqay in uu isaga tegay shaqadii saxafinnimo ee BBC-da uuna ku biirayo siyaasadda Soomaaliya, Waxana uu arrintaas ku shaaciyey War kooban oo uu ku qoray bogagga uu ku leeyahay twitter-ka iyo Facebooga. Yuusuf Garaad ayaa qoray hadal kooban oo ah:-”Kadib labaatan sannadood oo aan [...]

Photo Gallery

Xuquuqda Webka waxay u dhowrantahay Webmasterka (Mr Cirday) Design and Copyright © 2006 By Cirday