Barashada Computerka iyo Walaalaha AqoonKaal.

Waxan marka hore u mahadcelineynaa Walaalaha AqoonKaal oo runtii Shacabka Soomaaliyeed ka haqabtiray Aqoon badan oo ku saabsan Aaladda Computerka, Iyagoo weliba Afka Soomaaliga uga haqabtiray Bulshada Soomaaliyeed.

Marka maadaama Webka AqoonKaal uu yahay Web Bulshada Soomaaliyeed ay ka faa’iideyso Aqoon farabadan oo ku saabsan Barashada Prograamo badan oo muhiim u ah Bulshadeenna Isticmaasha Aaladda Computerka, Ayaan garannay in aan annaguna kala shaqeyno sidii aan Bulshadeenna u gaarsiin lahayn Webkaas ciddii aan weli arag, si ay uga faa’iideystaan.

RIIX LINKISKA HOOSE SI AAD U GASHO WEBKA AQOONKAAL.

http://aqoonkaal.com

Comments are closed

Photo Gallery

Xuquuqda Webka waxay u dhowrantahay Webmasterka (Mr Cirday) Design and Copyright © 2006 By Cirday