(Europe) 14 Feb 2019. Chelsea ayaa la warinayaa inay bartilmaameedkeeda koowaad ka dhiganeyso macalinkii hore ee Real Madrid ee Zidane.

Shaqada Sarri ayaa khatar ku jirta kaddib lixdii gool ay Man City uga adkaatay xilli ay Blues ku jirto Lixaad, waxaana taa u dheer inay marar badan isku dheceen ciyaartoyda kooxda oo aan badankood ku qanacsanayn falsafadiisa, gaar ahaan in Kante laga ciyaarsiiyo qadka dhexe ee weerarka.

Haddaba The Sun ayaa sii odorastay shaxda ay Blues ku soo gali karto haddii uu Zidane u qabto xilka.

Macalinka reer France ayaa intii uu xilka u hayay Real Madrid kula guuleystay 3-Champions League, UEFA Super Cup 2-jeer, La Liga 1-jeer, Club World Cup 2-jeer iyo Spanish Super Cup 1-jeer.

Haddaba EEG 4-qaab ay u muuqan karto SHAXDA Chelsea haddii uu Zidane xilka u qabto:

 How a 4-3-3 formation might look under the former Real Madrid boss

 Another option for Zidane - two deep midfielders and two attacking midfielders with Hazard in a free role

 Zidane may elect to make his best player - Eden Hazard - the fulcrum of the whole system

 Zidane could resort to a diamond, making Kante hold a deeper position alongside the two centre-backs

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR