(Moscow) 11 Luulyo 2018 Wajiga goolhaye Jordan Pickford ayaa si wayn isku badalay markii uu indhaha ku haayay kubadda uu ku sii socota goolkiisa.

Xulka qaranka Ingiriiska ayaa hogaanka qabtay bilowgii ciyaarta, balse Ivan Perisic ayaa soo barbareeyay daqiiqadii 68-aad.

Wax yar kadib xulka qaranka Croatia ayaa ku sigtay inay dhaliyaan goolkii labaad ee ciyaarta, balse kubadda ayaa ku dhacday birta.

Jordan Pickford ayaa galay xaalad xun oo niyad jab ah marka la fiiriyo sida uu isu badalay wajigiisa oo aad u kaduutay naxdin uu ka qabay in kubaddu ay gasho goolka laakiin birta ayaa badbaadisay.

Gool FM

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR