Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa doonaysa in ay gacanta ku dhigto xidiga qadka dhexe kaga ciyaara Porto ee Hector Herrera.

Herrera oo qandaraaskiisa Portugal uu kuegyahay sannaddan ayaa bilaash lagu helikaraa marka lagaaro suuqa xagaga.

Laacibka heerka caalami reer Mexico ayaa xiisa ka helaya kooxo dhawr ah oo reer yurub ah sida Napoli Arsenal iyi West Ham United.

Si kastaba ha ahaatee, Sun Sport ataa shaaca ka qaadday i  Arsenal ay diyaar u tahay in ay gacanta ku dhigto Hector Herrera.

Kooxda tababare Unai Emery ayaana doonaysa in ay xidigan ku hesho beeca xorta ah xagaaga soo aaddan.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR