Bilaw adag ayuu ahaa Dhamaantood Mid kasta oo kamid ah Diiwaanka shantan Ciyaaryahan ee Todobaadkan kasoo muuqatay Champions league.

Xiddigo waaweyn ayaa kasoo muuqday liiskan waxaana hogaaminaya Superstarka Juventus iyo Xulka Portugal Cristiano Ronaldo kaasi oo casaan qaatay kulankii Valencia.

Sikastaba ha,ahaatee Majalada Sokka ayaa qalinka u qaadatay warbixintan waxaana ay inta badan ka qiimeesay Bandhiga Ciyaaryahanada ee Uclka Todobaadkii ugu Horeeyay.

Haddaba waxaan aqristayaasheena usoo gudbineeynaa ciyaaryahanada waxqabadkoodu uu liitan isbuucan.

1- Cristiano Ronaldo.

2- Neymar Jr.

3- Mohamed Salah.

4- Marcus Rashford.

5- Leroy Sane.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR