Xidiga heerka caalami ee reer masar aya lagu soo eedeeyay in uu gaari kaxeeyay isaga oo adeegsanaya ama isticmaalya talafoonkiisa gacanta.

Balse Police ka gobolka Merseyside ayaa caddeeyay in uusan weeraryahanka Liberpool wax dacwad ah ku wajihi doonin eedayntan loo haysto.

Mohamed Salah ayaan xilli ciyaareedkan ku bilaabn jawi qurux badan isaga oo aan u cabbooneen sidii xilli ciyaareedkii hore.

Xidigan ayaanan wax gool ah dhalin kulamadiiUgu dambeeyay ee ay kooxdiisu ka ciyaarta UEFA Champions League iyo Horyaalka Premier League.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR