Home » Archives by category » MAQAALLADA

Daawo Sarkaal Diyaarad Uu Afduubay Ku Weeraray Meelo Muhiim Ah Oo Ay Dawladu Leedahay.

Sargaal katirsanaa ciidanka Milatariga dalka Venezuela ayaa afduubtay diyaarad nuuca qumaatiga u kaca ee leeyihiin ciidanka booliiska dalkaasi, waxa uuna diyaarada ku duuliyay qeybo kamid ah magaalada Karakas ee caasimada dalkaasi. Diyaaradan ayaa la arkayay iyada oo ku dul wareeganeysa qeybo kamid ah magaalada Karacas, waxa ayna markii dambe diyaarada dhoor qarax ku weeraratay xarunta […]

Fanaanka 30-ka Jis Ee Qur’aanka Xafidsan Cabdi Hanni Xaashi Oo Maalinta Bari Ah La Horkeenayo Maxkamada Gobolka Maroodijeex

fanaankan ayaa loo haystaa qadar lacageed oo dhan $45000 oo uu ka qaatay wiil dhalinyaro ah oo degan dalka ingiriiska, Sababta ka danbaysa in fanaankan maxkamad lasoo taago ayaa lala xidhiidhinayaa lunsiga lacagtaasi oo ka soo gashay wiilkaasi oo u dhoofinayey dalka ingiriiska oo ay ku balansanaayeen inuu shaw halkaasi ku qabto lacagaha kasoo baxana […]

A Qatari Punch of Britain in the Face of Trump by Tariq al-Shammari

In the second term of Obama’s presidency, we witnessed significant changes in the implementation plan of the National Security Strategy (NSS). To implement this document, Britain and the U.S. had agreed to increase the military and security role of England in the Gulf and east of the Suez Canal and accordingly the U.S. has the… Read more »

McKinsey’s latest report on Africa-China economic partnership challenges previous beliefs

PRESS RELEASE Through a study conducted across eight countries that together make up about two-thirds of Sub-Saharan Africa’s GDP, the report finds that there are already over 10,000 Chinese firms operating in Africa—four times the previous estimate DALIAN, The People’s Republic of China, June 28, 2017/ — China is Africa’s largest economic partner. Yet it… Read more »

Goorma ayuu saaxiibka Somaliya cadawga Somaliland noqday?

GOORMA AYUU SAAXIIBKA SOOMAALIYA CADOWGA SOMALILAND NOQDAY? Siyaasiyiinta, wax-garadka iyo caammada reer Soomaaliya shan wax oo ay aad isugu waafaqsan yihiin ayaa jira oo aaney weligood isku khilaafin. Shantaa shay waa:- 1. Muqdisho saddex milyan ayaa ku nool! 2. Somaliland ha la mid noqoto Maamul-Goboleedyada! Soomaaliya, sida Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed! 3. Soomaali waa… Read more »

Daawo: Shirkadda Shidaalka Ee Waasac Oo Kaalin Cusub Ka Furatay Burco ,Xili Ganacsiga Magaaladaasi Si Xawliya U Koraayo.

Masuuliyiinta Shirkadda DP-World Berbera Oo Ka War-Bixiyey Koontiinarkii Ku Gubtay Meel U Dhaw Dekedda Berbera

Berber (Foore)- Masuuliyiinta Shirkadda DP-World ee maamula Dekedda Caalamiga ah ee Berbera ayaa war-saxaafadeed rasmi ah ka soo saaray sida uu u dhacay dabkii shalay ka kacay Dekedda Berbera ee uu sababay Koontiinarka la sheegay in ay ku jireen walxo kiimiko ahi kaasi oo ay sheegeen in ay gacanta ku hayaan kiiska sida falkaasi u […]

SHEEKO : Aabbe aan maanta kaaga sheekeeyo nolol aad waalid iigu ahayd, balse aan kala qarsoonayn

Qaybtii koowaad. Afeef Sheekadani, waa mid ka mid ah dhacdooyinka runta ah ee ka dhex dhaca qoysaska, Somalida, Carabta, Afrikaanka iyo shucuubta caalamka kale ee ku nool qurbahan reer Galbeedka, gaar ahaan Yurub, America, Australia iyo meelo kale. Qisadani kuma salaysna siyaasad, bulsho gaar ah ama dad gaar ah. Ujeeddo gaarna ma xambaarsana. Hooyada wanaagsan… Read more »

Wax ka baro waaxda danbi baadhsita Criminal investigation department

WAX KA BARO WAAXDA DAMBI BAADHISTA “Criminal Investigation Department” W/Q: C/raxman yacqub xasan Dalkee isticmaala magaca C I D C I D waxa loo soo gaabiyay Criminal Investigation Department oo macnaheedu yahay Waaxda dambi Baadhista waxaa isticmaala magacaa Dalka ingiriiska xalka uu dalka maraykanku isticmaalo F B I waxa loo soo gaabiyay Federal Bureau Investigation… Read more »

Scientists develop purple rice that could combat cancer

Purple rice with the potential to combat cancer and heart disease has been developed by scientists testing a new advance in genetic engineering. The rice owes its unusual colour to high levels antioxidant-boosting pigments called anthocyanins, which are also found in blueberries and red cabbage. Its ability to counteract oxidation damage to cells could reduce… Read more »

Page 1 of 12123Next ›Last »