(Madrid) 08 Okt 2019. Weeraryahankii hore ee kooxda kubadda cagta Chelsea  ee Eden Hazard ayaa ku dhibaatoonaya nolosha kooxda Real Madrid, waxaana uu dhexda kaga jiraa xaalad aan wanaagsanayn.

Waxa uu Chelsea kula guuleysaty koobab muhiim ah sida Premier League,  2 jeer oo taranka Europa League ah isagoo 4 jeer noqday xiddiga ugu wanaagsan Premier League, waxa uu sidoo kale diiwaan galiyay intii uu ku sugnaa kooxda Chelsea ansixinta goolal gaaraya 110 gool, balse hadda uma muuqdo mid leh awooddaas oo dhan.

Warbixintaan oo aad u xiiso badan isla markaan aan uga hadlayno waxa ku dhacay qaab ciyaareedka wiilkii dahabiga ahaa ee Chelsea markii uu tagay Real Madrid, waxaa inoo diyaariyay Wariyaheenna Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho ee ka daawo muuqaalka  hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR