(Europe) 17 Maajo 2018. Cesc Fabregas ayaa ugu dambeyn la aqal galay gabadhii riyadiisa ee Daniella Semaan iyadoo uu Arooskoodu ka dhacay Cliveden House uu ku yaala Berkshire.

42-jirta reer Lebanon ayaa 31-jirka reer Spain u heysa saddex caruur ah.

“Waxaan iminka guursaday gabadhii riyadeyda,” Fabregas ayaa sidaa kusoo qoray baraha bulshada.

Halka Daniella Semaan ay soo qortay: “Waxaan iminka guursaday ninkan quruxda badan kaa oo aan jeclahay.”.

SAWIRRO:

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR