Ciyaartan oo qaybteedi hore kusoo gabagaboowday 1-0 oo ay ku horkacayay xulka qaranka Colombia.

Markii la isku soo laabtay ciyaarta ayaa jawigeedi kusii socotay kaas oo inta badan ay kubadda ay maammulayeen xidigaha Colombia iyaga oo dhaliyay goolkoodii labaad ee ciyaarta waxaana u saxiixay xidiga kabtanka u ah Ramadel Falcoa daqiiqaddii 70-aad.

xidigaha Colombia iskaga damaashaadayay kubadda ayaa waxa ay heleen goolkoodii seddexaad waxaana markan shabaqa gaaray Juan Guadrado daqiiqaddii 75-aad.

Ciyaaryahanada Polan oo isku dayay in ay helaan goolka calanka ayaysan u suurta galin.

Ciyaarta ayaana ugu danbayn kusoo gabagaboowday 3-0 oo ay guusha kuraacday Colombia.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR