Markab laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta (UAE) oo 824 ton oo cunto gargaar ah ayaa gaaray dekedda Kismaayo ee Jubaland ee Soomaaliya, wakaaladda wararka ee WAM ayaa sidaas sheegtay Sabtidii.

Cunno gargaar ah ayaa loo qaybin doonaa dadka u baahan gargaarka degaanka abaarta ee Jubaland iyada oo ujeedadu tahay in lagu yareeyo dhibaatada dadka Soomaaliyeed, sida ilo rasmi ah ayaa lagu soo xigtay.

Saraakiisha Soomaalida ayaa amaanay gargaarka bani’aadamnimo ee aadka looga baahanyahay Imaaraadka Soomaaliya, ayuu yiri WAM.

Xigasho: Xinhua

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR