Laacibkii hore ee kooxaha Barcelona, Arsenal, iyo Chelsea ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda ka ciyaarta Ligue 1 ee AS Monaco.

Cesc Fabregas oo waqti wacan kusoo qaatay koobab muhim ahna kula soo guulaystya kooxihii uu usoo ciyaaray ayaa ka huleelay Blues.

Fabregas oo horraantii asbuucan macsalaameeyay taagerayaasha Chelsea ayaa u dhaqaaqay horyaalka dalka France.

Laacibka qadka dhexe ee xulka Spain ayaana qinka ku duugay heshiis 3-sano ah oo uu kula joogayo kooxdiisa cusub ee AS Monaco.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR