elmana

(Muqdisho) 12 Okt 2017.Naadiga Elman ayaa isa soo taagtay Finalka Jeneraal Daa’uud kaddib markii ay gool madi ah ku martay Heegan ciyaar iminka ku dhex martay Koonis.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-0.

Balse markii la isku soo laabtay qeybta labaad waliba bilowgeedii ayaa waxaa Elman goolka qura u dhaliyay rugcadaaga Wardi.

Elman ayaa iminka suganeysa cida ka soo baxda Dekadda iyo Jamhuuriya oo berito ciyaari doona.

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR