Wararka nagasoo gaaraya suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa dab xoogan uukasocdo halkaasi.

Goobjoogayaal ayaa inoo xaqiijiyay in suuqa gaar ahaan qeybta Hudheyda uu ka socdo dabka.

Baaxada dabka ayaa lagu sheegay inuu sareeyo.

Lasoco waxii kusoo kordha insha allah.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR