(Europe) 13 Juunyo 2018. Xiriirka Spain ayaa abaabulay shir deg deg ah oo la sheegay in xilka looga qaadayo Julen Lopetegui kaddib markii uu heshiis la gaaray Los Blancos isagoo ku wargalin xulka Spain.

Shirka Jaraa’id ayaa labo saacadood ku dhawaad dibu dhacay, balse waxaa iminka Si Rasmi ah loo sheegay in Lopetegui laga ceyriyay xilka Tababranimo ee xulka Spain isla markaana uusan ku hogaamin doonin Koobka Adduunka oo hal maalin ka harsan.

la soco wixii soo kordha….

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR