Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Guddoomiye cusub wuxuu u magacaabay Degmada Waaberi ee Gobolkaan Banaadir.

Cabdicasiis Cismaan Jaamac ayaa loo Magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Waaberi, kaasi oo  Guddoomiyihii hore ee Degmadaas Allaha u naxariistee Mahad Cilmi oo ku geeriyooday Qaraxii 24-kii July ee 2019  ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.

Waa Guddoomiyihiin labaad ee Duqa Muqdisho maanta uu magacaabay, iyadoo Gudoomiye cusub loo magacaabay Degmada Shangaani.

Guddoomiyeyaasha cusub ee la magacaabay ayaa waxa ay yihiin rag dhalinyaro ah oo looga fadhiyo inay qabtaan shaqooyin adag.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR