Barnaamijka African Football oo ah mid xiiso badan kana baxo Jimco walbo Idaacada 1:00 pm duhurnimo Ciyaaraha FM (103 Mhz) waa mid ku saleesan qaarada Afrika si gaar ah inaan kaga hadalno dhanka kubada cagta madaama xogaha qaarada Afrika xiriir ahaan iyo cayaartooy ahaan in badan laga hadlin.

Haddaba African Football ugu dambeeyay ee idaacada ka baxay Jimcadii xiliga duhurka (11 Jan 2019) aan kasoo gudubnay xiiso gaar ah xambaarsanaa fadlan hoos ka dhageyso kadibna fikirkaaga nala wadaag.


Haddii aadan dhageesanin xalqadii hore u baxday (4 Jan 2019) fadlan RIIX HALKAAN

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR