(London) 12 Agoosto 2017 Burnley ayaa guul muhiim ah ku furatay xiliciyaareedka cusub kadib markii ay 2-3 uga adkaatay Chelsea oo ay marti u ahayd.

14-daqiiqo kabtanka Chelsea ee Cahill ayaa laga saaray ciyaarta kadib markii uu si xun u jilaafay Steven Defour.

24-daqiiqo weerar yahanka reer Wales ee Sam Vokes ayaa hogaanka u dhiibay kooxdiisa Burnley kadib kubadd uu ka helay saaxiibkiis Lowton, wuxuuna ka dhigay ciyaarta 1-0.

39-daqiiqo Stephen Ward ayaa sii niyad jabiyay ciyaartoyda Chelsea kadib markii uu shabaqa ku hubsaday kubadd uu ka helay Cork, wuxuuna ka dhigay ciyaarta 2-0.

43 daqiiqo Vokes ayaa markale soo taabtay shabaqa wuxuuna ka dhigay natiijada ciyaarta 3-0, sidaas ayaana lagu kala nastay qaybtii hore ee ciyaarta.

Michy Bashuayi of Chelsea walks off dejected at half-time following a disastrous start to their Premier League title defence

Qaybtii labaad tababare Conte ayaa badal ku keenay Morata, kaas oo wax badan ka badalay qaab ciyaareedkii liitay ee Chelsea.

69-daqiiqo Morata ayaa gool u soo celiyay Chelsea kadib baas uu ka helay Willian, wuxuuna ka dhigay ciyaarta 1-3.

81-daqiiqo Fabregas ayaa loo taagay jaalihiisii labaad ee ciyaarta, waxaana laga saaray garoonka kadib markii uu qalad ku galay midkamid ah ciyaartoyda Burnley.

88-daqiiqo David Luiz ayaa gool kale u soo celiyay Chelsea kadib baas fiican oo uu ka helay Morata, wuxuuna ka dhigay ciyaarta 2-3.

Ciyaarta ayaana ku soo idlaatay 2-3, Burnley ayaana guul muhiim ku gaartay garoonka kooxda Chelsea.

Cahill was sent off after a dangerously high tackle on Burnley midfielder Steven Defour and appeared to accept the decision

Burnley players appear ecstatic as they extend their lead over the Premier League champions to three goals via Vokes

Cahill, who was making his first Premier League appearance as the official captain of Chelsea, walks off the pitch dejected

Thibaut Courtois stretches to reach Vokes' shot but fails to keep it out of his net as Burnley take the lead after 24 minutes

Ward fires the ball past Andreas Christensen as he puts Burnley two ahead in front of a shocked Stamford Bridge crowd

Vokes fires the ball passed Courtois to put the Clarets in dreamland heading into half-time against the champions

Chelsea's new record signing Alvaro Morata replaces Batshuayi after 59 minutes to make his Premier League debut 

Morata scores with his head to spark a potential comeback with what was his first Premier League goal for Chelsea

Brazilian star David Luiz loses his cool as he complains to the referee about apparent shirt-pulling from the Burnley team

An incredulous Fabregas is escorted off the pitch by Jon Walters following his red card in the 81st minute

Luiz sets up a nervy finish as he brings nine-man Chelsea back within in a single goal with just two minutes remaining

Gool FM

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR