kooxda Kubada Cagta Arsenala ayaa Galabta Xasuuq loogu geestay kulan ka tirsan Horyaalka England Kadib Markii ay booqdeen kooxda ay isku magaalada yihiin ee Westaham United.

Ciyaarta ayaa waxaa qeebti hore lagu kala Nastay 0-0 iyadoo labada Dhinac aysan wax gool ah iska dhalinin.

Marki dib la isugu soo laabtay qeebtii labaad ee ciyaarta ayaa waxaa daah furay goolasha ciyaarta daqiiqadii 48-aad ee bilaawga qeybii labaad xidiga lagu magacaabo Declan Rice kubad uu caawinaadeelaha Samir Nasri oo Horey u soo maray kooxda Arsenal.

Image result for FT: Westham United 1-0 Arsenal

Emry ayaa Qasaaro Hor Leh La Kulmay Sanadka Cusub Ee 2019 oo ay ciyaareen kulankooda labaad.

Westham ayay guushaan uga dhigan tahay in ay ka gudbeen mid ka mid ah talaaboyinka wareega labaad oo ay kooxahah waaweyn la balansanaayeen

Arsenal ayaa haatan shaqeesatay laba dhibcood oo qura shantii kulan ee ugu dambeesay oo ay banaanka ku soo cayaaraan ( labo bareejo iyo sedex qasaaro ayay la kulmeen, sido kale waxay shaqeesteen 13 dhibcood shanti kulan ee ka horeesay shantaan kulan oo ay banaanka ku soo ciyaareen waxayna heleen ( 4-guul iyo 1-barbaro).

Declan Rice ayaa noqday ciyaariyahankii ugu da’da yaraa ee kooxda Westham United gool u dhaliya Horyaalka England Tan iyo 2009-kii markaas oo uu Junior Stanislas gool u dhaliyay kooxdiisa.

FT: Westham United 1-0 Arsenal

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR