Ciyaar la isku murxay oo ka tirsanayd Group H ayaa goor dhow soo idlaatay, waxaana ay labada xul noqdeen kuwo awood ah aad isugu dhow.

Sadio Mane oo goolka hore u dhaliyay Senegal ayaa waxaa soo qabtay Inui kaasoo ciyaarta ka dhigay 1-1.

Markii dib la isugu soo laabtay ayaa xulka qaranka ee Senegal waxaa hooggaanka u dhiibay Moussa Wague balse mar kale waxaa guusha u diiday Senegal Keisuki Honda kaasoo ciyaarta kusoo idleeyay gar isku mid ah.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR