Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Puntland ee Khamiista maanta ah oo uu guddoominayay madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa lagu ansixiyay gobol cusub oo ka kooban saddex degmo.

Gobolka cusub oo ay caasumad u tahay degmada taariikhiga ah ee Taleex ayaa ka kooban degmooyinka God’aalo,Carrooleey iyo Sarmaanyo,sida lagu sheegay war-murtiyeed ka soo baxay shirkii Golaha wasiirada Puntland.

Golaha ayaa sidoo kale degmo cusub u magacaabay Yagoori oo ka tirsan gobolka Sool,islanarkaana ay gacanta ku hayso Somaliland.

 PUNTLAND POST


Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR