Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana ay sheegeen in dowladda dhexe ay faragalin ku heyso Waxbarashadda maamulka Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka  Puntland, Ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cisaan Karaash ayaa shir guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda waxaa looga hadlay amniga dalka, Aragtida Dowladda Puntland ee arrimaha imtixaanaadka shahaadiga ah, Barnaamijka dib u habaynta iyo casriyeyenta Hay’adaha Dowladda Puntland, Dib u eegista xeerka kufsiga iyo warbixino kale.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR