Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulankooda Khamiislaha ahaa Maanta ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u magacaabay Janaraal Cabdi Jaamac Xuseen oo ku magac dheer Gen (Gorod), kadib markii uu is casilay Taliyihii Ciidankaasi Sarreeye Gaas Axmed Jimcaale Geeddi (Cirfiid).


Gen.Cabdi Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa noqonaya Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, iyadoo looga fadhiyo inuu howshiisa guto si uu booxiyo Booskii uu baneeyay Taliye Cerfiid.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR