(Spain) 12 Jan 2018. Barcelona ayaa xalay si raaxo leh ugu soo gudubtay Celta Vigo oo ay ku bar baratay kaddib markii ay ku xaaqday Shan Gool.

quarterfinals Copa del Rey ayaa waxaa isugu soo baxay Sideedan Kooxood:

Alaves, Atletico, Barcelona, Espanyol, Leganes, Real Madrid, Sevilla iyo Valencia.

Isku aadka ayaa la sameyn doonaa Maanta duhuradii iyadoona lagu sameyn doono xarunta FA ga dalka Spain ee Las Rozas (Madrid).

GoolFM.net ayaana deg deg idin kugu soo gudbin doona goorta la sameeyo insha’alaah.

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR