Ciyaartan oo ahyd mid aad u xiisa badan ayaa kubilaabatay dardar xooggan oo labada waddanba ay soo bandhigeen kubbad qurxoon.

England ayayna usuurta gashay in hoggaanka uqabtaan ciyaarta kadib markii daqiiqaddii 5-aad xidiga Tottenham Kieran Trippier uu shabaqa dhex dhigay kubbad laad xor ah oo katuuray afaafka hore ee diillinta ganaxa.

Croatia oo abuurtay fursado dhawr ah oo gool noqon karay ayaysan usuurta galin in ay barbarreeyaan ciyaarta.

Ciyaarta ayaana waqtigiii loogu talagalay kusoo idlaatay 1-0 oo ku hoggaaminayaan xidigaha Ingriiska.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR