Ciyaartan oo ah mid aad u xiisa badan bilawna u ah ololaha Premier League ee fasal ciyaareed-ka 218-19, ayaa kubilaabatay jawi aan xasilneen oo labada kooxba ay is dhaafanayeen weerar iyo weerar celis.

Balse xidigaha United ayay usuurta gashay in ay hoggaanka u qabtaan isla daqiiqadihii hore ee ciyaarta, kadib gool rigooraha ahaa oo uu  daqiiqaddi 3-aad Poul Pogba shabaqa dul dhigay taas oo uu kooxdiisa kukeenay kabtanka Leicester City Wes Morgan oo gacanta kutaabatay kubad laga soo laaday garabka bidix.

Xidigah Leicester City oo isku dayay in ay soo gudaan goolka lagu leeyahay ayaysan usuurta galin ciyaarta ayaaana kusoo idlaatay 1-0 oo ay ku horkacayaan xidigaha Manchester United.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR