AC Milan ayaa maalamihii u danbeeyay sara u qaadday xiisaha ay u qabto xidiga France iyo Chelsea qadka dhexe kaga ciyaara ee Bakayoko, si ay ugu xoojiyaan qadkooda dhexe.

Laacibkii hore ee Monaco ayaan soo jiidan indhaha taagerayaasha Chlesea tan iyo markii uu xilli ciyaareedki hore usoo dhaqaaqay Stamford Bridge, waqtiganna macallinka cusub ee kooxda Sarri ayaa la aaminsanyahay in xidigan uusan u ahayn mid kujira qorshishihiisa xilli ciyaareedka cusub.

Si kastaba ha ahaatee, Gazzetta dello Sport ayaa ku warramaysa in ay wali AC Milan sii waddo wada hadallada ay Chelsea kaga qaadanayso Bakayoko iyaga oo kudoonaya qaab amaah ah.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR