Hanti Dhawraha Qaranka, Maxamed Maxamuud Afgooye ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in lacago aan la xisaabin ay ka maqan yihiin khasnadda Dowladda Federaalka Somaliya.

Hanti Dhawraha Qaranka ayaa sheegay in tani ku ogaadaan baaritaan ay sameeyan. Hanti Dhawraha ayaa wuxuu warkan ku sheegay qoraal ka soo baxay xafiiskiisa oo isagu uu ku saxiixnaa.

Qoraalka ayaa u qornaa:-

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR