Image result for hatem ben arfa psg

(Paris) 14 Nof 2017 Hatem Ben Arfa ayaa dacwad u gudbiyay garsoorka qaabilsan arimaha kooxaha ka ciyaara horyaalka France.

L’Equipe  ayaa baahisay in laacibku uu dacwad ka gudbiyay kooxdiisa, wuxuuna ku soo eedeeyay inaysan ula dhaqmin sida ay ula dhaqmaan ciyaartoyda kale.

Image result for hatem ben arfa psg

Hatem Ben Arfa ayaa lagu amray inuu tababar la qaato da’yarta kooxda PSG, mana uusan ka soo muuqan kooxda waa wayn xiliciyaareed kaan oo dhan.

Qandaraaska Hatem Ben Arfa ee kooxda PSG ayaa dhacaya 2018, laacibka ayaana doonaya in laga diro kooxda.

Gool FM

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR