Wararka · 114ka Qur'aanka Online Video · Nala soo xiriir · Wareysiyada · Tafsiirka Qur'aanka · Ha moogaan! July 05 2008 20:34:13
Dhageyso Wareysi Xiiso Badan oo dhinacyo badan taabanaya oo Bahda Hillaac.Net ay la yeelatay Sheekh Xassan Daahir Aweys
HOOS KA DAAWO LIVE UNIVERSAL TV
HOOS KA DAAWO LIVE ALJAZEERA CARABI
HOOS KA DAAWO TELEFESHINKA ISLAAMIGA AH EE IQRA OO LIVE AH
Dhageyso BBC
BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
Dhageyso Voice Of America
VOA 16:00
VOA 19:00
VOA 20:00
Somali Links

Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
Allsafari
Bartamaha
Buurhakaba
Ceelbuuronline
Cayaaraha
Dadka.net
DalkaNews
Dayniile
Dulmane
Dadkeyga
Dhagaxtuur
Diinsoor
Gedonet
Godeynews
Goobjoog
Galgaduudpost
Hilinka Toosan
Hobyonet
Jowhar
Janaale
Jilibweyn
Laasqoray
Markacadey.net
Mudugonline
Midgaan
Muqdishouniversity
Midnimo
Osmanarts
Qaranimo
Qaadisiya
Qoraheyonline
Somaliwide
Somalisport
Somaliunion
Somalinews
Somalidoctors
shabelle
Somali Cartoons
Somalitalk
Somalilife
Somaliwatch
Somaliweyn
Somaliuk
Somalilandorg
Somalijecel
Somalipen
Soomaalinews
Wardheernews
Waagacusub
Xeebta
Xogwaran
Jamhuuriya
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Mujaahiddiinta Jihaadka ka wada Gobolka Sh/Hoose oo Gacanta ku soo dhigay 2 Gawaarida Dagaalka ah iyo Maleeshiyaadkii saarnaa!

War Deg-Deg ah:- Muqdisho,05,July,Sabti-2008,(Hillaac.net) Xoogagga Xoreynta Dalka ee ka howlgala gobolka Sh/Hoose ayaa waxaa u suura gashay in ay gacanta ku dhigaan 2gawaari oo ay wateen Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Tigreega u adeegta ee mbagathi, iyagoo xoogagga Muqaawamadu ay sidoo kale Gacanta ku dhigeen Dhammaan Maleeshiyaadkii saarnaa Gawaaridaas la qabtay.

Qaar ka mid ah Boolis ku sheegyada Kooxda Mbagathi ee Magaalada Beydhabo oo lagu eedeeyay in ay la shaqeeyaan Xoogagga Muqaawamada!

Muqdisho,05,July,Sabti-2008,(Hillaac.net) Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobala Baay ayaa Maanta aad u kacsan kadib markii xalay Weerar lagu qaaday Saldhigga Booliska Magaalada Baydhabo oo ah meel Xarun u ah Dabadhilifyada Tigreega u shaqeeya Isla markaana Waxyeello Dhimasho iyo Dhaawac isugu jirta loogu geystay Maleeshiyaadkii Dharka Booliska xirnaa ee Halkaa ku sugnaa.

Faahfaahin ku Saabsan Halaaggii saakay Xabashida loogu Geystay inta u dhexeysa Kalabeyrka iyo Feer-Feer!!
Muqdisho,05,July,Sabti-2008,(Hillaac.net) Dagaal Cuslus oo ay Saakay Xoogagga Mujaahiddiinta ahi ku qaadeen Tigree ka soo cararay Janta-Kundishe oo lagu helay inta u dhaxeysa Kalabeyrka iyo Magaalada Xadka ku Taalla ee Feer feer ayaa Faahfaahin haatan naga soo gaartay waxay Xaqiijineysaa in Mujaahiddiintu ay Cadawga ka gubeen 4 Gaari oo kuwa Uuraalaha loo yaqaanno ah, Iyadoo sidoo kalena Halkaa lagu laayay 19 ka mid ah Askarta Tigreega.
Qarax sababay Geerida Guddoomiye-kuxigeenkii Degmada Yaaqshiid ee Kooxda Mbagathi iyo Ilaaladiisa oo ka dhacay Agagaarka Jiiro Garoob!!
Muqdisho,05,July,Sabti-2008,(Hillaac.net) Qarax aad u weyn oo Gilgilay Dhammaan Degmooyinka Yaaqshiid iyo kuwo ku xeeran ayaa saakay Agagaarka Jiiro Garoob ee Degmada Yaaqshiid lagula beegsaday Baabuur ay saarnaayeen Rag uu ka mid yahay Xassan Cadde oo Kooxda Mbagathi ugu magacaawnaa Guddoomiye ku Xigeenka Degmada Yaaqshiid, Isagoo sida la sheegay ay la socdeen Marka Qaraxa lala beegsaday qaar ka mid ah Maamulkiisa iyo Ilaaladiisa.
(CAANAGEEL)Halka nalaka hayo, Hal uu adeejay, Hal u adeega, Hal Haatuf sheegay, Hal la'eegtay Iyo Hal ay ka helenn!!
Muqdisho,05,July,Sabti-2008,(Hillaac.net)

Halka nalaka hayo, hal uu adeejay, hal u adeega

Hal haatuf sheegay, hal la eegtay, hal ay ka heleen

Hal hal ka goo, halna u gee, hal run ka sheeg

Hal kula lihi, hal kali lihi, halka u danbaysa

Hal na dilooday, halka ka heray, hal ku haminaya

Hal hal dilaya, hal wadar dilaa hal aan hanbaynin.

Kalfadhigii labaad ee golaha dhexe Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta Dhexe ee Isbahaysiga ee Magaalada Asmara.
Sample ImageMuqdisho,04,July,Jimce-2008,(Hillaac.net) Kusimaha gudoomiyaha Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya Md. Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigii labaad ee golaha dhexe Isbahaysiga, kaasi oo ka furmay xarunta Isbahaysiga ee magaalada Asmara.
Faahfaahin ku saabsan Dagaalkii saakay Tigreega lagu Xasuuqay ee ka dhacay Agagaarka Ballidoogle!!
Muqdisho,04,July,Jimce-2008,(Hillaac.net) Dagaal Ba'an oo Ciidamada Tigreega iyo Mujaahiddiinta ku dhex maray Qeybo ka mid ah Gobolka Sh/Hoose ayaa Warbixin haatan naga soo gaartay waxay Xaqiijineysaa in 33 ka mid ah Ciidamada Tigreega ay ku Baqtiyeen Agagaarka Ballidoogle, Xilli ay Mujaahiddiintu Waddada u galeen Kolonyo Tigree ah oo Magaalada Beydhaba ka yimid kuna soo jeeday Magaalada Muqdisho.
Hoobiyayaal saakay lagu Garaacay Garoonka Dayuuradaha Muqdisho Xilli uu soo degayey Murtad Yuusuf oo Qasaaro ba'an ay ka soo gaartay Ciidamada Ugandha iyo Maryacalasta!!

Muqdisho,04,July,Jimce-2008,(Hillaac.net) Qiyaastii 8 Madaafiicda Hoobiyaha ah oo lagu Garaacay Saakay Aroortii Garoonka Dayuuradaha Muqdisho Xilli uu soo degayey Mujrim Yuusuf ayaa sida Warar haatan na soo gaaraya ay sheegayaan waxaa Qasaaro ba'ani ay Madaafiicdaasi ka soo gaartay Maleeshiyaadkii Galbinayey C/Yuusuf oo isugu jira Afrikaan Calooshood u shaqeystayaal ah iyo Maryacalasta Kabaqaadka u ah Gaalada Madoow.

Madaxa Difaaca ee Isbahaysiga Sheekh Yuusuf Indhacadde oo ka sheekeeyay Qasaarihii Tigreega loo geystay isla markaana Beeniyay Faankii Maamulka Tigreega ay Idaacadahooda ka sheegeen.

Muqdisho,04,July,Jimce-2008,(Hillaac.net)  Madaxa Gaashaandhiga Isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (indhacade) ayaa Warbaahinta u Xaqiijiyay in Ciidamada Cadawga Tigreega Maalmihii la soo dhaafay Dagaalladii Guriceel iyo Matabaan ka dhacay looga laayay Tiro aad u fara badan oo Askarta Tigreega ah, Isagoo sidoo kalena sheegay in Qiyaastii in ka badan 300 boqol oo ka tirsan Ciidamadama Ethiopia ay halkaasi ku dhaawacmeen.

Tigreegii oo dib loogu Celiyay Kala-Beyrka iyagoo wata Meydad aad u fara badan qaar kale oo Meydadkooda ka mid ahna ka cararay.
War Deg-Deg ah:-Muqdisho,03,July,Khamiis-2008,(Hillaac.net) ''Alxamdu-Lillaahi Alladii Nasaranal Mujaahiddiina'' 'Sidaa Waxaa Isagoo Illaheey ku Shukrinaya yiri mid ka mid ah Saraakiishii Xoogagga Maxaakiimta ee Hoggaamineysay Dagaalka Ceelgaal ka dhacay ee Tigreega lagu Jabiyay, Dagaalka maanta ay Mujaahiddiintu la galeen Tigreega ayaa ahaa mid Tigreega loogu Muujiyay Quwadda Ruuxiga ah ee ay Mujaahiddiintu u leeyihiin ineey Dulleeyaan Cadawgooda, Iyagoo weliba Tigreega Beryahan dambe billaabay in si ay Laciifnimo ku jirto ay u cararaan Markii uu Dagaalku Saacad ka badan socdaba.
Mujaahiddiinta oo Gacanta ku soo dhigay 2 Baabuur oo kuwa Dagaalka ah kadib Jab Tigreega loogu geystay Iska hor'imaadkii ka Dhacay Tuulada Ceel-Gaal ee Gobolka Hiiraan.
War Deg-Deg ah:-Muqdisho,03,July,Khamiis-2008,(Hillaac.net) Ciidamada maxaakiimta Islaamiga ah ayaa Gacanta ku soo dhigay 2 Baabuur oo kuwa Dagaalka ah oo Ciidamada Tigreegu ay ka carareen kadib markii ay ku Dheceen God aad u weyn, Iyagoo markii ay isku dayeen ineey ka riixdaan oo ay kala baxaanna ay ka dul yimaadeen Ciidamadii Maxaakiimta Islaamiga oo Sheedda ka eeganayey Dhinac walbana Rasaas kaga Billaabay, Tigreegii ku Howlanaa Riixidda Labadaa Gaari ayaa Dhammaantood ku Baqtiyay halkaa Iyadoo Tiradoodana lagu sheegay Qiyaastii 42 Askari.
Page 1 of 131 1 2 3 4 > >>
Visitors Online
   
MUUQAAL MAQAL & MAQAALLO
--------------------------------
Daawo Filimkii Dagaal ooge Deris kula ah oo Dhameystiran
Dhageyso Guuroowgii Waryaa Goba Waryaa Guna ee Abwaan Taakoow
Dhageysta Gabaygii Qiirada badnaa ee Gumeysi Diid oo uu tiriyey Abwaan Amiin Sh Maxamed
Qatalmayaal uguma horreyno, Halgankeennii naga qasaaryay, Ogaannay Qaladkaan galnay, ee Qoomamo intii hore ha noo ahaato
Kuwan Magaca nala wata Midabka inala qaba, Muuqeenna Shabbaha Baa Melez inoo Dulleeyee ma'isagaa innagu dhacay?
Soomaaleey u diideen, iyagaa isku diiday, Dadkii beey xasuuqeen, Dib beey inoo celiyeen,Dulli beey na geliyeen
Nimankii Arligeenna Amxaarada keenoow Arrin waxay ahaatiyo Ayaamaan Sugeynaa!
Markuu Mowdku Daahiro Malagyadii wax ka qori jiray Munkar iyo Nakiir Xagee buu ka sii mari? Maalmaha Xisaabtiyo Cadaabtii Maleegneyd uma muuqan jirine Maciin yuu ka helayaa?
Prof Maxamed Xuseen Xaayoow (Taqtaqda Labadan Tanag yaan Tolkeey loo tirin Taariikhdana loo gelin)
Dr Giirgiir (Adeer Xeerkii iyo Dhaqankii iyagaa Xabaalay Annaguna Markaan Xabashida iska Saarno Waxba Xeerin Meynno ee Noloshaan ku Xabaaleynaa)
15jir ka tirsan Xaq'udirirka (Askariga Tigreega ah ee Addis ka soo duulay ee Xamar ka Dagaallamaya Geeri uu u bareeray miyaan diidaa Anigoo Dalkeyga, Dadkeyga, Diinkeyga, iyo Sharafkeyga u Dhimanaya)
Silic ku Nooloow, Qabriga ku Saxariir, Siraadkii ku dul Kuf oo Samhariira lagu gee
Hebed Habawsan baad tahay, Halgan iyo Waddaninimo Inaad Heerto Mooyee, Weligaa Dab Uma Hurin, Nin Gumeysi Habayoo, Isticmaar Habeeyoo, La halmaalay Baad tahay!
eXTReMe Tracker