(London) 21 Sab 2018. Kabtanka kooxda Vorskla Poltava ayaa sameeyay wax aad looga yaq yaqsado ka hor kulankii Europe League ay xalay la yeeshen kooxda Arsenal.

Volodymyr Chesnakov ayay Kaamirooyinka soo qabteen isagoo Candhuuf ku tufaya gacantiisa isla markaana wajiga ku meeranaya intii lagu soo socday kanaalka looga soo duso Emirates Stadium inta uusan kulanku bilaaban.

Vorskla captain Volodymyr Chesnakov wipes his spit on his face before game with Arsenal

Haddii uu laacibka reer Ukraine nasiib ka raadinayay falkaas lagu ash asho haddaba ma caawin midaas oo waxa kooxdiisa looga adkaaday 4-2.

DAAWO:

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR