(Yurub) 08 Okt 2019. Gabadha caanka ku ah ciyaarista tartanka Tayniska ee Serena Williams ayaa ah gabar u saxiib ah awood iyo ciyaar wanaag marka laga hadlo  awoodeeda masraxa iyo biladaha ay hanaatay, waana gabar ay adag tahay in laga helo saaxada Tayniska.

Serena Williams  ayaa ku dhiban saaxafadda iyadoo mar walba la weydiiyo ninka ay u dhaxdo ee lagu magacaabo Alexis Ohanian kaas oo aan sameyn badan ku lahayn dunida ama aan magac sare lahayn.

Warbxintaan oo aad u xiiso badan kuna saabsan xaqiiqooyin layaab leh oo ay ka hadashay Serena Williams  waxaa soo jeedinaysa Maria Adan Herlen ee ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR