(Muqdisho) 18 Okt 2019. Kooxda Gaadiidka ayaa la soo wareegtay afar xiddig oo ka soo jeeda dalka Uganda, kuwaas oo naadiga u matali doona koobka Janaral Daa’uud iyo Somali Premier League.

Xiddigahan ayaa lagu kala magacaabaa Farooque matovu oo daafac ah, Remex Kasozi oo dhanka weerarka ka ciyaara, Nichols kaba oo booska No. 10-aad ka ciyaara iyo Muzaale Hamuuza oo garabka weerarka isna ka ciyaara.

Si kastaba ha noqotee, Naadiga Otebaarka ayaa ku guruub ah kooxaha  Badbaado, Batroolka iyo Geeska Afrika tartanka Janaraal Daa’uud oo dhawaan isku aadkiisa la sameeyay.

SAWIRRO:

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR