Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa gaartay magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha, halkaas oo si wacan loogu soo dhaweeyey.

Reds waxa ay dalka Shiinaha ku ciyaari doontaa kulamada isdiyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee Premier League Asia Trophy.

Xiddigaha Liverpool markii ay gaareen magaalada Hong Kong waxa ay soo dhawayn cajiib ah kala kulmeen taageerayaasha ay ku leeyihiin dalka Shiinaha, iyadoo taageerayaashu ka codsaday in xiddigaha kooxda ay sawirro la galaan, kuwana ay la ciyaaraan kubadda miiska.

Maalinta Arbacada ah ayey kooxda Liverpool bilaabi doontaa tartanka Premier League Asia Trophy, waxaana kulankeeda ugu horreeya ay la ciyaari doontaa kooxda Crystal Palace.

VIDEO:

SAWIRRO:

HONG KONG – JULY 17: (THE SUN OUT, THE SUN ON SUNDAY OUT) Loris Karius of Liverpool gets a visit from Camp Quality Hong Kong Charity at the Ritz Carlton hotel during the Pre-Season tour on July 17, 2017 in Hong Kong, Hong Kong. (Photo by Andrew Powell/Liverpool FC via Getty Images)
HONG KONG – JULY 17: (THE SUN OUT, THE SUN ON SUNDAY OUT) Alberto Moreno of Liverpool gets a visit from Camp Quality Hong Kong Charity at the Ritz Carlton hotel during the Pre-Season tour on July 17, 2017 in Hong Kong, Hong Kong. (Photo by Andrew Powell/Liverpool FC via Getty Images)
HONG KONG – JULY 17: (THE SUN OUT, THE SUN ON SUNDAY OUT) Peter Moore CEO of Liverpool and the players gets a visit from Camp Quality Hong Kong Charity at the Ritz Carlton hotel during the Pre-Season tour on July 17, 2017 in Hong Kong, Hong Kong. (Photo by Andrew Powell/Liverpool FC via Getty Images)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR