Manchester United ayaa doonaysa in ay heshiiska u kordhiso xidigeeda weerarka ka ciyaara ee Jesse Lindgard.

Kooxda Old Trafford ayaan doonayn in ay lumiso xidigaheeda muhiimka ah maadaama ay kooxdu kujirto xaalad qasan oo aan lasaadaalin karin waxa dhici mustaqbalka dhaw.

Si kastaba ha ahaatee, majaladda reer England e Metro ayaa shaaca ka qaddayn in United ay wada hadallo ay Jesse Lindgard lafurayso wada hadallo ay heshiiska ugu kordhinayso.

Xidigan heerka caalami ee reer England ayaa kamid ah ciyaartooyda kasoo dallacay akadheemiyadda da’yarka ee kooxda Old Trafford.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR