laacibka qadka dhaxe ee kooxda kubada Cagta PSG Blaise Matuidi ayaa lasheegayaa in uu Goordhow Tijaabo Caafimaad u maray kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga sida lagu daabacay Wargeyska Sky Italy,Naadiga Juventus ayaa lasheegayaa in ay kooxda Paris Saint-Germain kula heshiisey lacag dhan €25m,Waxaana Baise Matuidi uu aqbalay in uu 3 Sano oo heshiis ah u Saxiixo kooxda reer Talyaaniga oo in badan ku raad joogtay.


kooxda Juventus ayaa dooneysey in ay lasoo Wareegaan Ciyaartoyda Emre Can iyo Steven N’Zonzi.balse hada waxa ay heleen Xiddiga Naadiga PSG Blaise Matuidi kaas oo dhawaan soo gaari doona Magaalada Torino si uu Tijaabo Caafimaad maro mar wada duqda ee Juventus.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR