Weeraryahanka kooxa kubada cagta Inter milan ee Mauro Icardi oo aan in badan xulkiisa Argentina muhiim ka aheen ayaa kahadlay soo bixitaankooda koobka aduun iyo cayaaryahaan uu u arko inuu yahay kan ugu wanaagsan kubada cagta caalamka.

Mauro Icardi. “Waxay noqon laheeyd mid aan macquul aheen inaa ku fakirno Xulka Argentina in ay kamaqnaanayso dalka Russia 2018, Dhamaantayada waxaa rabnay wax isku mid ah 40milyan oo taageeryaal ah iyo in ka badan.Sidoo kale Icardi ayaa ka hadlay Lionel Messi. Kaas oo sadaxlay uu ka dhaliyay Ecuador xulkisa ugu jaray tikidka koobka aduunka, Messi waa ciyaaryahaanka ugu wanaagsan dunida. Waana uu cadeeyay isla markaana waa uu sameeyay.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR