(Moscow) 24 Juunyo 2018 Kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa maanta u dabaal dagay dhalashadiisa 31-aad.

Laacibku xaflad gaar ah ma dhigan, balse wuxuu ku kaaftoomay kaliya inuu dhalasho yar la samaysto asxaabtiisa xulka qaranka.

Ciyaartoyda xulka Argentina ayaa u diyaar garoobaya kulan loogu magac daray “Nolol ama geeri” oo ay talaadada la ciyaarayaan Nigeria.

Gool FM

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR