sergio-aguero-lionel-messi-argentina_cb0wy52o9yaf175930dueu401

(Mancehster) 12 Oct 2017. Sergio Aguero wuu jeclaan lahaa in uu Lionel Messi kula soo biiro Manchester United balse waxa uu qiray in ay adag tahay “CALAAMADDA” kooxda in uu ka soot ago Barcelona.

Mustaqbalka Lionel Messi bilooyinki dambe ma wacneyn – kaas oo saddexley u dhaliyey xulkiisa kulankii ugu dambeeyey is reeb reebka Koobka Aduunka oo uu u soo saaray.

Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu hore waxa uu dhawr jeer ugu cel celiyey in heshiiska Messi kaliya ka harsan tahay in lagu dhawaaqo balse saacaddo wey socota.

Marka laga yimaado daahinta, Aguero ma aaminsan in ay rajo badan jirto oo uu Messi ugu soo biirayo City, xittaa hadii aysan lacagtu ahayn qodob u ahayn kooxda ka dhisan Premier League-ga.

“Halkani lacagta dhib kama aha,” ayuu Aguero u sheegay TyC Sport .

“Laakiin waxaan qabaa in Messi, sida Cristiano Ronaldo ay yihiin ciyaaryahanno calaamaddo u ah kooxohooda oo adag tahay in ay tagaan.

“Waan jeclaan lahaa in Leo kooxda aan ku haystio, laaakiin waxa ay u egtahay mid aad u adag.”

GoolFM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR