Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga hadlay guddiga wasaaradda arrimaha gudaha DFS u magacawday Galmudug.

Xaaf ayaa sheegay in ay kala shaqeeyeen wasaaradda arrimaha gudaha magacaabista guddiga farsamada maamul u dhisidda Galmudug.

Wuxuu sheegay in guddigan muhiim yahay, islamarkaana laga doonayo iney ka fogaadaan eex iyo wax walbo oo shaki gelinaya shaqadooda.

Halkaan hoose ka akhriso:-

Goobjoog News

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR