Group E

Bayern Munich 2-0 AEK Athens

Benfica 1-1 Ajax

Xaqiiqooyinka laga diiwaan geliyay

Roberto Lewandowski ayaa saftay xalay kullankiisii 100-aad ee tartamada Europe (oo ay ku jiraan is reebreeb), waxaana uu dhaliyay goolkiisii 55-aad.

Robert Lewandowski waxa uu ka qayb qaatay 17 gool (12 gool iyo Shan caawin) 18-kii kullan ee ugu dambeysay dhammaan tartamada u ciyaaro koox iyo qaran.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR