September 09 2010 07:47:22
DHAGEYSO BBC SOMALI
BBC SOMALI 07:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00
DHAGEYSO VOA SOMALI
VOA SOMALI 16:00
VOA SOMALI 19:00
VOA SOMALI 20:00
HOOS KA DAAWO TVGA HILLAAC.NET
HOOS KA DAAWO ISLAM TV
Somali Links
· JILIBWEYN
· GEESGUUD.COM
· ADDACWAH
· CADAALADA
· DAYNIILE
· MARKACADEY
· BCLUB
· SHAACIYE
· DALKANEWS
· HORNAFRIK
· SHABELLE
· BARTAMAHA
· SOOMAALINEWS
· GENDERSHE
· KISMAAYONEWS
· SOMALIMEMO
· RADIO ALFURQAAN
· SHACABKA
· DHACDOOYINKA
· ALLMUQDISHO
· SOMALITALK

(Dhageyso) Sheekh Atam oo Markii ugu horreysay ka hadlay Dagaalladii ka dhacay Deegaannada Puntland, Sheegayna in ay dileen 30 Askari 100 kabadanna ay dhaawaceen.

Muqdisho, Talaado, 27 July 2010, (Hillaac.Net) Sheekh Maxamed Saciid Atam ayaa Xalay Markii ugu horreysay ka hadlay mid ka mid ah Qolalka Paltalka Isagoo sida Sheekha laga soo xigtay go’aan ku gaaray in uusan waraysi siinin Warbaahinta Reer Galbeedka ee sida VOAda iyo BBC-da Isagoo taa Bedelkeedana Wareysiga siiyey Warbaahinta Salafiga ah sida uu sheegay.

Sheekh Maxamed Saciid Atam
ayaa sheegay in Saraakiil badan oo Ashahaado-la-dirir ah sida uu Hadalka u dhigay ay ku dhinteen dagaalkii shalay, Shiikhu wuxuu kaloo xusay in Aloore Sargaal la yiraahdo oo ahaa Ashahaado-la-dirir kuxigeen u ah PISta uu ku dhintay Dagaalkaas.

Qasaaraha gaaray Ciidamada Puntland ayuu ku sheegay in ay dhinteen ilaa 30 Askari, Halka dhaawacana uu gaarayo qiyaastii 100. Waxaa xagiijiyey dhaawaca ciidamada Puntland dadka ku sugnaa Boosaaso sida uu sheegay Sheekh Maxamed Atam.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO.

THIS IS YOUR IP ADRESS

MAQAALLO

Itoobiya (Qabaa'ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda Dowlado yaryar oo Dowladda Itoobiya ku xiran ka sameystaan, Si Caasimadda Muqdisho ay u noqoto-?) (Sir Culus)

Timir u geysaa Iyo Tiin u dhigtaaba Tigree Tir-tirkaageey u socdaan!.(Maqaal Xiiso Badan) (Shukri Xassan, Shukri Yareey)

Odaygii Daarood ee Itoobiyaanka Watay Af iyo Addinba waad kula Dirirteene, Wiilka Hawiye ee Ugandheyska Ilmihiinna ku leynaya Maxaad uga Aamusteen?.(Maqaal Xiiso Badan)(W/Q:-Seynab Gaabo)

Ma Xusuusataa Labadii Arrimood Ee Uu Melez Zenawi Qirtay In Ay Suurtagalisay Jabkii Ciidamadiisa Ka Qabsaday Dagaalkii Ay Ku Soo Qaadeen Dalka Soomaaliya?. (xasuusin)
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
eXTReMe Tracker
Render time: 0.30 seconds 114,024 unique visits