September 09 2010 08:07:37
DHAGEYSO BBC SOMALI
BBC SOMALI 07:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00
DHAGEYSO VOA SOMALI
VOA SOMALI 16:00
VOA SOMALI 19:00
VOA SOMALI 20:00
HOOS KA DAAWO TVGA HILLAAC.NET
HOOS KA DAAWO ISLAM TV
Somali Links
· JILIBWEYN
· GEESGUUD.COM
· ADDACWAH
· CADAALADA
· DAYNIILE
· MARKACADEY
· BCLUB
· SHAACIYE
· DALKANEWS
· HORNAFRIK
· SHABELLE
· BARTAMAHA
· SOOMAALINEWS
· GENDERSHE
· KISMAAYONEWS
· SOMALIMEMO
· RADIO ALFURQAAN
· SHACABKA
· DHACDOOYINKA
· ALLMUQDISHO
· SOMALITALK

Madaxweyne Shariif "Waan ku faraxsanahay Qodobadii kasoo baxay Gabagabadii Shirkii Kampala iyo Ciidamada Cusub ee 4ta Kun ah ee dhaqso loo keenayo Magaalada Muqdisho.

Muqdisho, Arboco, 28 July 2010, (Hillaac.Net) Madaxweyne Shariif oo ka hadlayey Farxaddii saaqday Markii lasoo gabagabeeyay shirkii Madaxda Afrika uga socday Magaalada Kampala ee Dalka Ugandha ayaa shaaca ka qaaday in uu aad ugu qancay Qodobbadii kasoo baxay Gabagabada Shirkas oo ay ugu waaweynaayeen in sida ugu dhaqsaha badan Magaalada Muqdisho loo geeyo Ciidamo Afrikaan ah oo gaaraya 4000, Iyo in Ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho jooga loo fasaxo in ay Dagaal Ballaaran ku qaadi karaan Kooxaha Islaamiyiinta ee kula dagaallamaya Magaalada Muqdisho.

Ciidamada AMISOM oo haatanba Madaafiic ku xasuuqa shacabka Magalada Muqdisho islamarkaana Dagaallo aysan waxba kula harin kula jira Xoogagga Islaamiyiinta ah ee Dagaalka kula jira ayaan la garaneynin waxa Afrikaankii soo diray ay ula jeedaan in ay yiraahdaan Dagaal baa haatan loo fasaxayaa, Iyadoo Dabcan Hadalkaa lagu doonayo in lagu qariyo Xasuuqa ay ka wadaan magaalada Muqdisho islamarkaana lagu qaldayo Shucuubta Waddamada ay Madaxda ka yihiin Madaxdaas Afrikaanka ah ee Mareykanku uu ku adeegto.

Sidookale waxan weli lahubin in ay Madaxdaas Afrikaanku fulin doonaan Ballanqaadka Ciidan ee ay ka sameeyeen Magaalada Kampala Maadaama Dowlad walba oo Afrikaan ah aysan dooneyn in Ciidamadeedu ay lug ku yeeshaan Dagaallada kasocda Dalka Soomaaliya oo ay ogyihiin in aaney ahayn kuwo Fudud, Kaliyana ay Madaxdaasi doonayaan in ay Ballanqaadyo Afka ku kooban Lacago uga daldashaan reer Galbeedka, Illaa iyo haddana waxa kaliya ee Ciidamadooda lagu Dagay Dagaallada Soomaaliya ay yihiin Dalalka Burundi iyo Ugandha oo iyagu haatan Shallayto ka jooga, Iyo Itoobiya oo Wajigii hore ee Dagaalka ku fashilantay kuna jabtay.

THIS IS YOUR IP ADRESS

MAQAALLO

Itoobiya (Qabaa'ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda Dowlado yaryar oo Dowladda Itoobiya ku xiran ka sameystaan, Si Caasimadda Muqdisho ay u noqoto-?) (Sir Culus)

Timir u geysaa Iyo Tiin u dhigtaaba Tigree Tir-tirkaageey u socdaan!.(Maqaal Xiiso Badan) (Shukri Xassan, Shukri Yareey)

Odaygii Daarood ee Itoobiyaanka Watay Af iyo Addinba waad kula Dirirteene, Wiilka Hawiye ee Ugandheyska Ilmihiinna ku leynaya Maxaad uga Aamusteen?.(Maqaal Xiiso Badan)(W/Q:-Seynab Gaabo)

Ma Xusuusataa Labadii Arrimood Ee Uu Melez Zenawi Qirtay In Ay Suurtagalisay Jabkii Ciidamadiisa Ka Qabsaday Dagaalkii Ay Ku Soo Qaadeen Dalka Soomaaliya?. (xasuusin)
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
eXTReMe Tracker
Render time: 0.79 seconds 114,050 unique visits