(Moscow) 24 Juunyo 2018 Waxaa wali la ciyaarayaa kulamadii labaad ee wareega guruubyada koobka adduunka, waxaan ilaa haatan la xaqiijiyay dalalka ka haray koobka.

Xulka qaranka Panama oo guul daro ay ka soo gaartay galabta xulka ingiriiska ayaa noqday xulkii ugu danbeeyay ee ilaa haatan la xaqiijiyo inay ka hareen koobka adduunka.

Panama ayaa noqday xulkii 7-aad oo ilaa haatan la xaqiijiyo inay ka hareen koobka, waxaana ka sii horeeyay xulal badan.

Xulalka ilaa haatan la xaqiijiyay inay ka hareen koobka adduunka:

1: Saudi Arabia.

2: Masar.

3: Morocco.

4: Peru.

5: Costa Rica.

6: Tunisia.

7: Panama.

Gool FM

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR