(Yurub) 10 Nof 2019. Pep Guardiola ayaa loo arkaa mid ka mid ah macallimiinta ugu wanaagsan kubadda cagta haatan waxa uuna leeyahay tayo maamul iyo  waliba falsafad lagu raaxeysan karo sida lawada aaminsan yahay.

Pep ayaa xirfaddiisa ka soo bilaabay Barcelona, kaddib waxa uu u wareegay Kooxda Bayern Munich waxaana uu hadda maamulayaa Naadiga Manchester City.

Waxa uu ka shifay shanta xiddig ee ka dhigay isaga macallinka ugu wanaagsan adduunka maadaama ay qabanayeen xiddigahaasi shaqadda uu u dirsado mid ka dheeri ah oo farshaxan ah.

Si aad u ogaato shantaasi xiddig inala daawo muuqaalkan hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR